Sveriges mest populÀra poddar
Abdijaliil Show

Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida — Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka

2 tim 12 min‱12 januari 2026

đ…đšđĄđšđŠđ€đš 𝐒𝐡𝐱𝐱𝐧𝐚𝐡𝐚 – đ†đžđšđ©đšđ„đąđ­đąđœđŹ & đ—đšđđšđšđ«đšđ 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧Taarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida?Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha?Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta𝐅𝐚𝐡𝐩𝐱𝐝𝐝𝐚 đ†đžđšđ©đšđ„đąđ­đąđœđŹ: đ‘đźđźđŹđĄđ€đš 𝐈đČ𝐹 đ‘đžđžđ« đ†đšđ„đ›đžđžđđ€đšTaarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walba kahor keena Reer Galbeedka?Maxaa sababay dagaalka Ruushka & Ukraine?Xidhiidhka Shiinaha iyo Ruushka.Sidee Putin u fekeraa?đˆđŹđ›đšđđšđ„đ€đš 𝐃𝐼𝐧𝐱𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 Dunidu maanta halkee ku socotaa?Sidee ayay isbadalka dunidu inoogu saameysay doontaa?Arrinta Somaliland iyo ictiraafka Netanyahu: maxaa sababay, ujeeddadiisuna maxay tahay?Abraham Accords – maxaan ka naqaan?Somaliland ma heli doontaa ictiraaf caalami ah?Maxay Imaaraadku Qeyb ugu yihiin xasad walbo oo Gobalka ka taagan?Isbarbardhigga maamuladii kala duwanaa ee SoomaaliyaMaxaa ka dhexeeya Soomaalida iyo Yemen ee dagaalladu u wada saameeyaan?Mustaqbalka Soomaaliya 10-ka sano ee soo socda𝐆𝐼𝐧𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝:Maxaa la gudboon jiilka maanta jooga dunidan isbeddelaysa?

Abdijaliil Show med Abdijaliil Osman finns tillgÀnglig pÄ flera plattformar. Informationen pÄ denna sida kommer frÄn offentliga podd-flöden.