
Abdijaliil Show
Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.
1 tim 40 min•22 januari 2026
Om avsnittet
Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.
Waxaan ka hadalnay:Dagaalka ka dhaxeeya Idil Barkhad iyo jacaylkaSababta heesaha murugada ahi u taabtaan bulshadaDhacdo xiiso leh oo la xidhiidha codkeeda xabeebta lehQalliinkii 2016 ee saameeyay nolosheedaXusuusta Aabbaheed (2014)Nolosha hooyonimada & farxaddeeda qarsoon𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐒𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐎𝐓𝐎 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐔 𝐅𝐀𝐋𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍𝐀𝐘:“Beer Dumar”“Mililico”“Beerlaxowsi”“Jano”“Hello (Ma i Maqleysaa?)”“Wiilashii Indhaheygow”Haddii aad tahay qof jecel:Fanka SoomaaliyeedSheekooyin dhab ahMurugo, hammi & bogsiinRiyooyinka haweenka Soomaaliyeed
Fler avsnitt
Visa alla avsnitt av Abdijaliil ShowAbdijaliil Show med Abdijaliil Osman finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.