- Fikradaha Xaliye - Podcast.
- Soo dhawaada halkani waa ( Fikradaha Xaliye ) Podcast Todobaadle ah oo ka baxda meel kasta oo laga dhagaysto baahinta podcast , waxaan todobaad kasta halkan ku soo bandhigaa oo aan ku falanqeeyaa mowduucyo la xiriira nolosha maalin laha ah ee raga iyadoo ujeedadu tahay inay ka helaan , Kobcitaan, baraarujin, wacyi galin, iyo waxbarasho.
- Podcast gaan waxay noqonaysaa tii ugu horeysay ee ku baxda luuqada soomaliga ee noceeda ah ,waxaan idinla wadaagi doonaa hal qayb (Eposide ) isbuuc kasta.
Magacaygu waa Abdisamad xaliye (Daadihiyaha podcast-tigan )
igala soo xiriir - facebook - https://web.facebook.com/cabdisamad.cali.9
Fler avsnitt av Fikradaha Xaliye
Visa alla avsnitt av Fikradaha XaliyeFikradaha Xaliye med Abdisamad Xaliye finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.
