Sveriges mest populära poddar
Fikradaha Xaliye

Hal naag kuguma Filna !!! EP #1

35 min20 juni 2021
  • Isbuucan waxaan uga hadlayaa mawduuc badanaa ragu aysan ka wada sheekaysan , aan ku waydiiyee yaa ku baray shukaansiga ? goormay ahayd xiligii kuugu horreeysay ee aad gabar shukaansato ? xiliga shukaansiga / Guurka  hal naag kuguma filna!!,cilmiga shukaansiga iyo siraha ku dahsoon dumarka siday u fikiraan marka lagu jiro shukaansiga ? qodobadaas iyo kuwa kaloo badan ayaan ku iftiiminaynaa xalqada todobaadkan ee (FIKRADAHA XALIYE_PODCAST ). 


  • Host : Abdisamad Xaliye .
  • Producer: Xaliye Ali.
  • Studio: ELXA MEDIA.
  • Recording and Editing: Xaliye Ali.



Facebook:  https://web.facebook.com/cabdisamad.cali.9



  • Fikradaha Xaliye - Podcast. Soo dhawaada halkani waa  ( Fikradaha Xaliye  ) Podcast Todobaadle ah oo ka baxda meel kasta oo laga dhagaysto baahinta podcast , waxaan todobaad kasta halkan ku soo bandhigaa oo aan ku falanqeeyaa mowduucyo la xiriira nolosha maalin laha ah ee raga iyadoo ujeedadu tahay inay ka helaan , Kobcitaan, baraarujin, wacyi galin, iyo waxbarasho. Podcast gaan waxay noqonaysaa tii ugu horeysay ee ku baxda luuqada soomaliga ee noceeda ah ,waxaan idinla wadaagi doonaa hal qayb (Eposide ) isbuuc kasta.
  • Magacaygu waa Abdisamad xaliye (Daadihiyaha / Soo-saaraha podcast-tigan )




Fikradaha Xaliye med Abdisamad Xaliye finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.