Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP3: Xagee ayaad maanta joogtaa? 🌊🦆

19 min • 22 maj 2025

                              Bismilaah;

Xagee ayaad maanta joogtaa?
Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku day. Qeybtan waxaan uga sheekeynayaa mallard-ka, geedaha, iyo buugaagtii aan akhriyey, iyo sida ay noo tusinayaan in dadaalka qarsoon uu ugu dambeyn keeno midho. 🎧🌱🦆

Dhageyso si aad u xasuusato, in dhaqaaq kastaa uu qiimo leeyahay — xitaa kan aan la arkin.

 

Senaste avsnitt

Podcastbild

00:00 -00:00
00:00 -00:00