Bismilaah;
🎙️ Qeybtan hordhaca ah ee taxanaha cusub, waxaan si tartiib ah ugu guda galeynaa ka faa’iidaysiga ubaxa 🌸 iyo halka uu nolosheena ka shabaho.
Muxuu adigu ku xasuusiyaa ubaxu? 🌷💭
Qurux? Xilli roobaad? Xasillooni? Mise wax kale?
FG:
Arrimo farsamo dartood ayay xalqadan dib u dhac ku yimid. Sida caadiga ah waa la soo gelin lahaa Khamiista. Mahadsanid dulqaadkaaga. 💛