Hab Fikirka Tarmuuska

SE2EP7 Ma' daciifnimaa Mise waa Awood? 💪✨ Sida Aad Uga Faa'iidaysan Karto Xaalad Walba. (The mindset shift)

22 min • 13 februari 2025

                     Bismilaah 

Mararka qaar awooddeena dhabta ah waxay ku qarsoon tahay wax aan horey u u aaminay inay yihiin daciifnimadeenii! (Weaknesses)🎭✨ Qeybtan, waxaan ku qaadaa-dhigi-doonaa sheekada wiil yar iyo judo-ha waxa kala qabsaday,  muhiimadda ay leedahay in la barto hal xirfad, iyo sida aad u aqoonsan karto awoodaada qarsoon. Waa waqtigii aan aragtideena bedeli lahayn! 🚀

Dhagaysi wacan 🎧😊

Senaste avsnitt

Podcastbild

00:00 -00:00
00:00 -00:00