Bismilaah;
Caawa waxaan ka hadlaynaa sababta caadooyinka qaar u hirgalaan halka kuwa kalena ay fashilmaan. 🕰️📉
Waxaan si gaar ah diiradda u saarnaynaa...
- Doorka wakhtiga uu qofku wax bilaabayo 🕒✨.
- Dhibaatada ka dhalata bilaw caado cusub oo niyad yari iyo sabab la’aan ku dheehan tahay 🚧😟.
- Sida aan uga faa’iidaysan karno bishan December iyo maalmaheeda ugu dambeeya si aan u gaadhno horumar waara 🍂🔥.
Dhagaysi wacan! 🎧🌟