Sveriges mest populära poddar
Kabasho

Ep:3;Aq-balaad|Acceptance

24 min16 januari 2022

‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’  waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’  ama ‘resistance’ , aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna.

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

Ka falceli xilqaddan 😊

Kabasho med Hamda Hussein finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.