Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan labada barnaamij ee soo socda kusoo qaadan doonaa caafimaadka hooyada iyo saameynta uu ilmaha ku leeyahay. Qeybtan hore waxaan kusoo qaadaneynaa caafimaadka hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ama uurjiifta.
Wakhtiga uurka ay hooyadu leedahay waa wakhti xasaasi ah. Nafaqada hooyada, hormoonada iyo dhaxal sidayaasha ama genes ku, waxay Ilamaha u saameeyaan si soke iyo si qoto dheer ahba.
For the upcoming two episodes, we will talk about how the mother’s health has an effect on children. For this episode, we will talk about mother’s health and its effect on the fetus.
Pregnancy is a vital time of growth and development during which maternal nutrition, hormones and genes significantly influences the future health of both mother and baby.
Fler avsnitt av Ladnaan Podcast
Visa alla avsnitt av Ladnaan PodcastLadnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.
