
Ladnaan Podcast
#07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child
28 min•25 oktober 2020
Om avsnittet
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirkaee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata.
In this episode, we talk about mother's mental health and its effect on the child.
Fler avsnitt
Visa alla avsnitt av Ladnaan PodcastLadnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.