Sveriges mest populära poddar
Ladnaan Podcast

#09: Qeybta 2-aad - Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?

33 min28 november 2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. This is the second episode in which we will talk about the children's brain from 1 year to three years. 

Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iyo ineey waxbartaan. Waalidku wuxuu u kobcin karaa maskaxda ilmiisa dhowr siyood. Waxaan  qeybtan labaad ka hadleynaa sida aan u kobcin laheyn maskaxda caruurta jirta 1 sano ilaa 3 sano. 

Ladnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.