Sveriges mest populära poddar
Ladnaan Podcast

#29: Part 2 - Maandhaye & Maandhaqe - daaweynta & ka hortaga cudurada dhimirka iyo nafsiga

42 min28 november 2021

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Kusoo dhawaada qeybteena labaad ee maandhaye iyo maandhaqe. Hanna waxay qeytani nooga hadleysa daaweynta iyo ka hortaga. Waxay kaloo Hanna wax inooga sheegi doontaa dardaaran ay ugu tala gashay waalidiinta.

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye

Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]

Ladnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.