Sveriges mest populära poddar
Ladnaan Podcast

#3: Aasaaska tarbiyada - the fundemantal of parenting

28 min30 augusti 2020

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Aasaaska tarbiyada waa inaan soo saarno jiil ad adag (qawi) kalsooni leh, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba, Midda kalena waa inaan soo saarno jiil amiin ah. Ilmaha lagu barbaariyay in shaqsiyadooda iyo shucuurtooda la dhiso waxay noqonayaan kuwa cabiri kara shucuurtooda iyo waxa ay aaminsan yihiin, waxayna noqonayaan caruur ama jiil jaceyl u qaba dadka kale. 

The foundation of our parenting is to develop a strong, confident, self-sufficient, loving children. Moreover, to foster a generation who have a strong iman (believe). Emotionally supported and raised children have self-confidence and can easily express their needs an opinion within the community, they are considerate members of the community with compassion towards others. 

Ladnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.