Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
How to prepare children for the school start.
Xalqadeenaan waxaan siin doonaa waalidiinta talooyin ay ku dabaqi karaan una isticmaali karaan isku diyaarinta sanad dugsiyeedka.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Waxaan dhageystayaasheena weydiineynaa su'aal ah, miyeeynu u baahan nahay inaan soo saarno dating Somali App? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Fler avsnitt av Ladnaan Podcast
Visa alla avsnitt av Ladnaan PodcastLadnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.
