Sveriges mest populära poddar
Ladnaan Podcast

# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

33 min26 februari 2024

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano.

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
 
 Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
 waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
 
 

Ladnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.