Sveriges mest populära poddar
Ladnaan Podcast

#55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

25 min21 april 2024

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? 
Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen.

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
 
 Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
 waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
 
 

Ladnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.