Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching.
Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo waxa laga faaiidi karo.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Fler avsnitt av Ladnaan Podcast
Visa alla avsnitt av Ladnaan PodcastLadnaan Podcast med Fatumo & Sagal finns tillgänglig på flera plattformar. Informationen på denna sida kommer från offentliga podd-flöden.
